XULASHADA
(DAAWO) Soo laba kacleynta cudurka Covid 19 iyo saameynta uu ku yeeshay caruurta qoysaska barakacayaasha ah+Warbixin, (MUUQAAL).
Soo labo kacleynta COvid 19 iyo Saameynta Waxbarasho ee Caruurta Qoysaska tabarta daran.
Halkaan ka Daawo Muuqaalka SNTV.
https://youtu.be/2nIo9Jo08Rk
Garnaqsi: Xorriyadda Saxaafadda iyo xaqiiqda hortaalla
Marka hore iga gudooma salaan iyo tixgalin,marka xigtana Qoramadaan kooban ayaan u arkay in ay malaha fiicnaanlahayd in aan soo bandhigo kaddib qiimayn aan...
Dowladda Nigeria oo aqbashay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi.[Sawirro]
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ee safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed Barrow.
Munaasabad...
XEER SOOMAALIGII HORE IYO XEERARKA CASRIGA EE DALKA MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN MAXAYSE ISAGA MID YIHIIN- AVV DAHIR MOHAMED ALI
Muqdisho (SNTV)- PDF & WORD ahaan ayaad halkan uga aqrisan kartaa Qormadan oo xiisa badan.
DAHIR ARAB XEER-PDF
DAHIR ARAB XEER-Word
Daahir Maxamed Cali waa qareen, bare...
Maxkamadda ICJ oo laga sugayo jawaabta soo jeedinnada Kenya iyo Somalia
Maxamadda Caalamiga ah ee ICJ oo uwada yeertay waddamada Soomaaliya iyo Kenya oo u ballansanaa dhageysiga dacwadda labada dal ee horay u baaqatay horraantii...