Koonfur Galbeed

Jowhar iyo Howl-wadaag oo isku arkay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdiso (SNTV)-Degmooyinka Howl-wadaag iyo Jowhar oo ka kala tirsan Shabeelaha Dhexe iyo Benaadir ayaa caawa isku arkay wareega 1-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan Ugu...

Yaa ku badiyay tartan aqooneedkii dhex-maray degmooyinka Marka VS Hilwaa?

Muqdisho (SNTV)-Degmooyinka Marka iyo Hilwaa oo ka kala tirsan Shabeelaha Hoose iyo Benaadir  ayaa  caawa wacadaro muujiyay kadib tartan aqooneedkii  dhex maray. Degmada Marka oo...

Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Qoryooley ee Shabeellada Hoose

Qoryooley (SNTV) -Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Qoryooley, iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi. Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay...

Kooxda Nolal Diidka ee Al-shabaab oo Qarxiyay Dhalinyaro kubad ciyaareysay

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay garoon ku yaal Magaalada Baraawe oo  lagu ciyaarayey ciyaar kubada cagta ah oo sami-finaal ahayd. Guddoomiye...

Al-shabaab oo dilay Dameero u rarnaa ganacsatada Waajid.

Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab ayaa dhabbaha u galay Gaari dammeero siday raashiin ay lahaayeen Ganacsatada degmada Waajid ee Gobolka Bakool,iyagoona gubay ku dhawaad 10-gaari dammeer...

Ugu Akhris Badan