Gobollada

Shirkii watatashiga warbaahinada soomaaliya ee garoowe ka socday oo war murtiyeed laga soosaaray

Shirkan, waxaa si habsami leh u furay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdihakim Cabdullaahi Cumar (Cameey) Sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay Ku simaha...

Galmudug Oo U Diyaarsan Soo Dhaweynta Madaxweynaha Dalka.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen soo dhaweynata Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Mudane Xaaf ayaa...

Ciidamada xooga dalka uu qayb wayn ka qaatay in la adkeeyo amaanka magaalada gaalkacyo

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka soconaya howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo laguna adkaynayo nabad geliyada magaaladaasi. Howlgalka ayaa sii kordhay markii dhawaan ciidamo...

Ugu Akhris Badan