Benaadir

Ra’iisul wasaaraha oo Dhuusamareeb kula kulmay Odoyaasha Dhaqanka ee Xeraale iyo Huurshe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magalaada Dhuusameeb kula kulmay Maanta Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ka xog wareystay sida uu u dhaqan...

Cumar Filish “ Kama hari doonno kuwa Ubadkeenna sidaas u galay”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa sheegay in uu Bulshada Soomaaliyeed la qeybsanayo xanuunka iyo murugada haysta, wuxuuna...

Qatar soo food saartay Beeraleyda Hirshabeelle

Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta Ayaxa, aah Cayayaan hali...

Cumar Filish oo ku baaqay in lala shaqeeyo laamaha ammaanka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka ugu baaqay in ay si hufan ugu adeegaan Shacabkooda, kana...

Ciidanka xoogga Dalka oo la wareegay Tuulooyin hoos taga Cadale

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeedc oo howl-gallo lagu baacsanayo Maleeyshiyaadka  nabad-diidka Al-shabab ka wada degaanno ka tirsan Shabeelladda dhexe ayaa lawareegay Tuulada Geelgub oo qiyaastii...

Ugu Akhris Badan