Benaadir

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo soo saartay baaq ku aadan in loo gurmado shacabka (War-saxaafadeed).

Muqdisho (SNTV)-Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo...

Gobolka Banaadir oo deeq gaarsiiyay barakacayaal ku dhaqan gudaha iyo daafaha Muqdisho.

Muqdisho-(SNTV)-Mas’uulliyiin sare oo ka socday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shalay deeq ka kooban Agabka kala duwan gaarsiiyey qaar kamid ah xeryaha dhaca duleedka Caasimadda...

Duqa Muqdisho oo daahfuray Ololaha Taakulo ee bisha Ramadaan.

Muqdisho (SNTV) –Guddoomiyaha Gobolka Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray Ololaha Taakulo ee bisha Ramadaan oo lagu caawinayo...

shir qaab dhismeedka Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo lagu qabtay Dhuusomareeb

Cadaado (SNTV), si loo sameeyo isla Xisaabtan iyo Fulinta Adeegyo Bulsho oo  Taya leh, ayaa Maanta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ee Galmudug...

Maamulka Gobalka Banaadir oo abaal marin gudoonsiiyay Maamulka Degmada Hilwaa

Gaadiidkan oo ah nooca laanguruusalka ayaa maamulka gobolka Benaadir waxaa uu abaal marin ahaan u gudoonsiiyay gudoomiyaha Degmada Hiliwaa kadib horumarka uu maamulka degmada...

Ugu Akhris Badan