Benaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano

Muqdisho (SNTV), 3 March 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan dhiirrigelin, qado sharaf iyo bogaadin ah oo ku saabsan...

R/wasaare kuxigeenka ahna kusimaha r/wasaaraha Dalka oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhiirogelinayay xulka 17-jirada

Muqdisho(SNTV) Maamulka Gobolka Benaadir ayaa munaasab casho sharaf ah u sameeyey Xulka Qaran ee da’doodu ka yar tahay 17 ka sano oo guul taariikhi ah...

Duqa Muqdisho oo kormeeray xarunta Ciidanka Ilaalada Deegaanka ee Gobolka

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kormeeray Xarunta Ciidamada Ilaalada Deegaanka (Minishiibiyo) ayaa sheegay in dib...

Maamulka Hir-shabeelle oo ballan qaad u sameeyay kaluumeysatada deeganada maamulkaasi

Warshiikh(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowladda Maamulka Hirshabeelle ayaa kullan la qaatay iskaashatooyinka Kalluumeysiga ee degmada Warshiikh,kaasi oo inta badan looga...

Wargelinta: Tartan cilmiyeedka Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed waxay ku Wargalinaysaa Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Dowlad Gobaleedyada ka dhisan Dalka in Radio Muqdisho iyo SNTV ay sanadkii 8-aad...

Ugu Akhris Badan