Benaadir

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Dood Wadaag U Dhaxaysa Dowladda Iyo Ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho  (SNTV)  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta daah-furay dood wadaag u dhaxaysa ganacsatada iyo Dowladda oo looga hadlayay...

Taliyaha qeybta 27-aad ee Xoogga Dalka oo kormeeray Xeryahay Ciidanka Xoogga ee Duuleedka Baladweyne

Baladweyne (SNTV) Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Sare  Maxamed Maxamuud  Koronto oo ay wehliyaan  saraakiil  ka mid ah Ciidanka Xoogga Dalka ayaa...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dardargeliyey Ololaha Isxilqaan ee Matxafka Qaranka

Muqdisho November 17 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xilqaanka ee Matxafka...

Maleeshiyada Al-shabaab oo jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ka socda Galgaduud

Muqdisho (SNTV)- Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada   Alshabaab jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ballaaran...

Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galgaduud oo Alshabaab kala wareegay deegaano hor leh

Dhuusamareeb (SNTV)- Ciidamada Xooggaa Dalka iyo kuwa Galmudug oo is kaashanaya ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay  Deegaanka Gool-goole oo qiyaastii 85Km  Koofur ka xiga...

Ugu Akhris Badan