Benaadir

Maleeshiyaad ka tirsan Argagaxisada Al-Shabaab oo lagu laayay Gobalka Hiiraan

Beledweyn (SNTV) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Lix Dhagarqabe oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab waxay ku dileen meel u dhow degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan. Dilka...

In ka badan 15-Horjoogayaal Al-Shabaab ah oo lagu dilay Jubbada Hoose

Muqdisho (SNTV)- In ka badan 15-kamid ah Argagixisada Alshabaab ayaa dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii xalay duqeyn lala beegsaday Gobalka...

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka oo maanta gaaray magaalada Baladweyne

Muqdisho (SNTV):- Wafdigan uu horkacayay abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay qeyb ka ahaayeen xubno ka socday Xafiiska Ra’iisal...

Maamulka gobalka oo dib u soo celiyay kooxdii kubadda cagta gobalka

Muqdisho (SNTV):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabadda dib u loogu howlgelinayay Kooxda kubadda cagta...

Howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda deegaano hoostaga Balad-Xaawo

Baladxaawo (SNTV) Ciidamada ammaanka ayaa hawlagallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab ka wada deegaanno hoos taga dagmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Howlgalkan ayaa lagu doonayaa in...

Ugu Akhris Badan