Hir-Shabelle

Cidamo ka Gurmaday Galmudug oo Gaaray Hiiraan..

Cutubyadan ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal...

RW Xamse Oo Booqday Xeryaha Barakacyada Baladweyn. (SAWIRO).

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo boooqanayay xero ay ku sugan yihiin boqolaal qof oo ka soo barakacay deegaannada abaartu saameysay ee gobolka Hiiraan,...

RW Hamse oo Lagu soo Dhaweeyay Baladweyn. (SAWIRO)

  Safarkaan oo ah kii ugu horeeyay ee Ra'iisal wasaaraha XFS ku baxayo tan iyo markii xilka loo magacaabay ayaa ujeedkiisa waxaa uu yahay, sidii...

DAAWO: Taliyaha Xoogga Dalka “Alshabaab aan ula Dagaalano Si Soomaalinimo Ah”.

Hadalkaan ayuu Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka ka Jeediyay Gobolka Hiiraan Halkaas oo aay ka Socdaal Howl-galo ka Dhan ah Nabad Diidka Alshabaab.   Hoos ka Daawo   http://youtu.be/gQ-xhTov65Y  

Xal Laga Gaaray Dilal ka Dhacay Gobolka Hiiraan (SAWIRO).

Waxaan heshiish hordhac ah laga gaaray dilal maanta ka dhacay meel u dhaw Degmada Matabaan oo ay ku dhinteen ilaa 4 Ruux. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan...

Ugu Akhris Badan