Argagixisada

Rag lagu doonayo 10 Milyan oo Doollar

USA-(SNTV)- Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka ayaa 10 Milyan oo Doollar u ballan qaadday ciddii keenta xog lagu soo qaban karo, Abdullah Ahmed...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Nabad diidka Alshabaab oo Dowladda Soomaaliya isku soo dhiibay

Muqdisho Tallaado Augus 7 (SNTV):- C/rxamaan Xuseen Wardheere oo Alshabaab ay ugu yeeri jireen Bilaal, ayaa maanta warbaahinta Qaranka u sheegay in uu ka...

Al-Shabaab oo Qof Sujuudda Salaadda ku jira dilay

Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab ayaa  xalay dilay qof Muslim ah oo ku tukanayay Masaajid ku yaala Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Falkaan ay gaysatay kooxda...

Hub iyo Shaqsiyaad lala xiriirinayo Al-shabaab oo la soo bandhigay

Muqdisho (SNTV) Howlgalkaan ayaa lagu soo qabatay shan bambaano, labo bistoolad iyo dukumiinti  ay soo qoreen kooxda Al-shabaab iyo 6-ruux oo midi ay haween tahay,...

 Haweeney Al-shabaaabnimo loo xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Basra Maxamed Cali Warsame  ayaa 21/05, ee sanadkan   ciidamada amniga ka soo qabteen xaafadda Suuqa-xoolaha ee degmada Hilwaa, waxayna xilligaas ciidamada maniga...

Ugu Akhris Badan