Argagixisada

Dhalinyaro is abaabulay oo la dagaalamaya Al-Shabaab

Muqdisho(SNTV):–Wararka naga soo gaaraya degmada aadan Yabaal ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dhalinyaro si iskood ah isku abaabulay ay bilaabeen inay beegsadaan...

Ciidamada Amniga oo Gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan Alshabaab

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Amniyaadka Argagixisada Alshabaab, sida uu sheegay...

Hoggaamiyihii Daacish oo Afghanistan lagu dilay

Dowladda Afghanistan ayaa sheegtay in la dilay hoggaamiyihii kooxda Daacish kaddib duqeyn dhinaca cirka ah oo laga fuliyey xadka ay wadaagaan waddamada Afghanistan iyo...

Daawo Barnaamijka Sama Wade.

Muqdisho (SNTV)- Sama Wade, waxa uu kamid yahay barnaamijyada ka baxa Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed, waxaa si gaar ah diiradda loogu saaraa iftiiminta dhagaraha kooxaha...

Alshabaab oo sixirooleyaashooda soo ban bixiyay

Maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab ayaa dadka ku nool deegaannada ay haystaan u soo bandhigay wax ay ugu yeereen dabbaal degyo ciidda lagu soo...

Ugu Akhris Badan