Argagixisada

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo ka Warbixiyay deegaanadii ugu dambeeyay ee laga saaray Alshabaab

Muqdisho (SNTV)- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xoreeyey deegaano ay kamid yihiin gandershe iyo Jilib oo hoos taga magaaladda Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose, kadib...

Ciidanka Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Mubaarak

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku dilay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab halka kuwa...

Ciidanka Xoogga oo Dilay Horjooge ka tirsanaa Amniyaadka Al shabaab

Muqdisho (SNTV)- Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xalay ka hortagay weerar nabadiidka Al-shabaab ay ku qaadeen gudaha degmada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Taliyaha Guutada...

Turkiga oo Cambaareyey Weerarkii Argagixisada ahaa ee Xarunta Degmada Hodan

Muqdisho september 10 (SNTV):- Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii kooxda xagjirka ee Alshabaab ku qaadeen xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Bayaan ay...

Al-shabaab oo Musalsal ka dhigtay beegsiga Masaajidda

Sida looga bartay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab waxa ay mar kale Qarxiyeen Masaajid dhinaca ku hayey xarunta degmada Howl-wadaag. Gaariga Walxaha Qarxa laga soo...

Ugu Akhris Badan