Argagixisada

Yugaandha oo qorsheynaysa in ay Ciidamo hor leh usoo dirto Soomaaliya

Dowladda Yugaandha ayaa lagu wadaa in ay Soomaaliya usoo dirto Ciidamo Boliis ah, oo ka qeyb noqon doona howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida oo xukuno riday.

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haysto falal argagixiso. Cali Axmed Guure (Qoyane) iyo...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Hogaamiyaha Daacish Abu Bakr al-Baghdadi

Mareykanka ayaa qaaday howlgal lagu bartilmaameedsanaayey  Hogaamiyaha  Daacish Abu Bakr al-Baghdadi ,sida uu ka dhawaajiyay sarkaal Mareykan ah, oo la hadlay wakaaladda wararka ee...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Lagu Amaanay Geesinnimada iyo Feejignaanta Ay Kaga Hortageen Weerarkii Argagixisada.

Dowladda Maraykanka waxa ay cambaareynaysaa weerarrada maanta ka dhacay Baledogle iyo Muqdisho. Waxaan amaanayna ciidamada Soomaaliyeed oo ka hortagay weerarka lagu soo qaaday fariisiin ciidanka...

Taliska Xoogga oo xaqiijiyay in ciidanku fashiliyeen weerar argagixisadu ku soo qaaday Ballidoogle.

Maleeshiyada Alshabaab ayaa maanta isku dayay in ay weeraraan saldhig Ciidanka Xoogga Dalku ku leeyihiin Ballidoogle gobolka Shabeellada Hoose. Inkastoo Alshabaab xoog badan galiyeen weerarkan...

Ugu Akhris Badan