Argagixisada

4-ta Horjooge ee ugu awooda badan kooxda Khawaarijta? (WARBIXIN)

Bilihii ugu dambeeyay ayay Ciidamada Dowladda, kuwa Maamulada Gobolada iyo Kooxaha Iskood isku abaabulay ay ku guuleysteen inay ka xoreeyaan degaanno ka tirsan Gobolada...

Subaxnimadaan, waxaa laga Oofiyay xadkii Qasaasta ahaa qaar kamid ah Khawaarijta al-shabaab

Subaxnimadaan, waxaa laga Oofiyay xadkii Qasaasta ahaa Biyamaalow, Jeego & Dhaqtar Fanax, waxa ay sedaxdaba u wada fuliyeen Argagixisada Qaraxyo iyo Dilal. 1-Maxamed Cabdulle Abkow...

Khawaarijta oo looga daba tegay gododkii ay ku dhuumaleysanayeen

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah oo muddo 10-sano ka...

In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ay fuliyee

In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamiga ah ay...

Ciidamada qaranka oo ka hortagay weerar Khawaarijtu ay ku qaadeen degmada Afmadow

Ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ee ku sugan degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa saakay fashiliyey weerar ay ku soo qaaday Khawaarijta...

Ugu Akhris Badan