Liibaan Lugcad

522 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Cadaado kubatay kulan looga hadlaayo Doorka Haweenka ee kaqeybgalka Siyaasada

Wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabataya Aqoon is weydaarsi kusaabsan doorka ka qeybgalka daneeyayaasha doorashooyinka 30% ee  qoondada haweenka Kudhawaad...

MADAXWEYNE DANI OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA BEESHA CAALAMKA “SAWIRRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u qabsoomay ilaa...

Jaamacadda Accord iyo hey’adda UNASOM oo Arday u soo gabagabeeyey tababar lagu baranayey isbadalka Cimilada

Tababarkaan oo lagu baranayay isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda Accord ee magaalada Muqdisho. Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qubaro...

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay ololaha ururadda siyaasadda puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daah-furay Ololaha Ururadda Siyaasadda Puntland oo todobaadkan ka bilowmaya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...