Fardowso Xasan Nuur

1404 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka arrimaha dibadda oo New York kula kulmay dhiggiisa dalka Baxrayn

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay magaalada New York dhiggiisa dalka Baxrayn...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madax ka tirsan Dowladda Maraykanka 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Hay’adda King Salmaan iyo Maxaasin Foundation oo qoysas danyar ah ugu qeybiyeen deeq Timir ah

Hay’adda Gargaarka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee King Salmaan ayaa maanta deeq gargaar ah oo timir ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo gaaray Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka 

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa soo gaaray Gobolka Minnesota...

Guddoomiyaha SoDMA oo uga warbixiyay Madaxda Qaranka wax-qabadka hay’adda

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka howlaha muhiimka ah ee ay SODMA qabatay...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...