Fardowso Xasan Nuur

1404 POSTS

Exclusive articles:

Xubin ka tirsan khawaarijta oo lagu soo qabtay howlgal laga fuliyay duleedka Buur-Hakaba 

Ciidamadda Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfurgalbeed, ayaa shalay howlgal qorsheeysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buur-Helede oo degmada Buur Hakaba ee gobolka...

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika oo qaabbilay Safiirka  dalka Switzerland 

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Yoonis Xaashi, ayaa shalay xarunta Wasaaradda kulan muhiim ah kula...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Arusha ee dalka Tanzania kaga qeybgalaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Arusha ee dalka Tanzania

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu uga qeybgalo...

Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha oo ka hadlay Doorashooyinka dalka

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka,ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay dadaal badan...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...