Fardowso Xasan Nuur

1373 POSTS

Exclusive articles:

Wasiiru-dowlaha Cadaaladda oo kulan la qatay Wasiirka Cadaaladda Masar

Wasiiru-dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ambassador Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa Kulan Miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Cadaaladda Masar mudane Cadnaan Fanjari Wasiiru...

Labada Gole ee Baarlamaanka oo ansixiyey guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka 

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa, ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...

Guddiga Saaxiibtinimada ee Soomaaliya iyo Turkiga oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga 

Guddiga Saaxiibtinimada ee Baarlamaanada dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga oo booqasho rasmi ah ku jooga Turkiga, ayaa la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Dowladda Turkiga mudane...

Wasiirka Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir maareeye, oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah, ayaa sheegay in qalabkaan...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Macallinka oo ku began 21-ka November. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...