Fardowso Xasan Nuur

1389 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Gudigga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka...

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Alle ha u naxariistee, Dr....

Kulan Su’aalo weydiin ah oo ku saabsanaa dhimashada hooyada iyo dhallaanka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka gaar ahaan waaxdeeda Caafimaadka Qoyska,ayaa u jeedkiisu ahaa sidii loogu samayn lahaa dib eegis Habraac la...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo beeniyay in Itoobiya loo ogolaaday marinka Badda Cas

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo goor dhoweyd Qoraal soo saaray ku sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Itoobiya la siiyay Marin Badeed. “Waxaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeer shaqo ku tagay dhowr Wasaaradood 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer shaqo oo lagu xoojinayo adeegga ay bulshada u hayaan ku tagey Wasaaradda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...