Fardowso Xasan Nuur

1397 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay Midowga Afrika Gaadiidka gaashaaman iyo Agab Ciidan

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka guddoontay Midowga Afrika Gaadiidka Gaashaaman iyo agab Ciidan kuwaas oo muhiim u ah xoojinta kaabayaasha amniga, kana qeyb-qaadanaysa...

Agaasimaha NISA oo kulan kula yeeshay degmada Moqokori Odayaasha dhaqanka

Agaasimaha Hey'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Ahmed Hagar, ayaa maanta shir muhiim ah kula yeeshay degmada Moqokori ee...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayay Nafaqada

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeyb galay Shirka kobaca Nafaqada (Nutrition for Growth)...

Duqa Muqdisho oo soo xiray Tartanka Qur’aan Aqriska Bisha Ramadaan 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxmed Axmed Amiir, ayaa soo xiray Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Turkiga 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, kadib...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...