Fardowso Xasan Nuur

1397 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha JFS oo Casuumaad u dirtay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey...

Wafdi ka socdo dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Laascaanood

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaas oo hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Federaalka...

Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha , iyo xubin...

Madaxwayne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga si uu uga qaybgalo Meertada 4aad ee Madasha Diblomaasiyadda...

Guddoomiyaha BJFS oo guddoomiyay Shirka Guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo oo ka dhacay...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...