Adis Ababa-(SNTV)- Agaasimaha fulinta Shirkada Diyaaradaha Ethiopia ayaa maanta shaaca ka qaaday in bisha November soo socota 2-eda ay shirkadu dib u bilaabeyso duulimaadkeedii...
Muqdisho (SNTV) Shirkii 5-aad ee Caalamiga ah oo ay yeelanayaan Guddiga Joogtada ah ee Arrimaha xuquuqul-Insaanka ee wadamada ku bahoobay Ururka Islaamka ayaa ka socda...
Muqdisho (SNTV) Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Mudane Cabdifitaax Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalkaas Mudane Barham Saalax.
Siihayaha...