london October 18 (SNTV):-Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka tirsan Dowladda Britain.
Mudane,...
Ankara (SNTV)- October -17-2018- Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo safar shaqo...