SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulanka Golaha wasiirrada oo looga Hadaly Tirakoobka Shaqaalaha Iyo Qorshaha Dayn Cafinta

Muqdisho(SNTV)–Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay Amb. Olgan Bakar

Muqdisho (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Turkiga ee Soomaaliya, Olgan Bakar...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab

Muqdisho (SNTV)- Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada  Qalabka Sida ku soo eedeeyay in...

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaalmo u fidiyay Dhibbane Sacdiyo Saleemaan

Muqdisho (SNTV)–Hooyo Sacdiyo Saleebaan, oo ka mid aheyd walaalihii ku waxyeeloobay Weerarkii Argagixisada todobaad ka hor ay ka geysteen Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho,...

Agaasime waaxeedyo ka tirsan wasaaradda waxbarashada oo xilalka la wareegay

Muqdisho, November, 15, 2018:- Xarunta wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay munaasabad xilalka ay kula wareegayaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...