SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha Guddiga shaqaalaha rayidka ee dowlada oo ka hadlay tirakoobkii shaqaalaha Rayidka

Muqdisho November 18 (SNTV):-Iyadoo dhawaan dowlada soomaaliya ay sameysay Tirakoob lagu ogaanayey tirada iyo tayada shaqaalaha rayidka ee Soomaaliyeed ayaa gudoomiyaha Guddiga shaqaalaha Rayidka...

Ifafaalo Muujinaya Gunaanadkii Argagixisada

MUQDISHO-(SNTV)-Kooxaha  argagixisada ah ee  Al qaacidada Soomaaliya ee Shabaab iyo Daacish ayaa dhex muquuranaya  iska hor imaadyo ciidan, intii ka danbaysay markii ay soo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Dood Wadaag U Dhaxaysa Dowladda Iyo Ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho  (SNTV)  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta daah-furay dood wadaag u dhaxaysa ganacsatada iyo Dowladda oo looga hadlayay...

Cawad oo dowladda Sudan iyo shacabkeeda kaga mahad celiyay deeqaha waxbarasho

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday...

Xaruntii Marin Habaabinta Al-Shabaab ee Andolus oo la burburiyay

Muqdisho (SNTV)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jilib ee Gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in la burburiyay xaruntii marin habaabinta Al-Shabaab ee Andolus, ka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...