SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland.

Muqdisho, Nofeembar 19, 2018 –
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Finland, Samuli Virtanen...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Ummadda

Muqdisho (SNTV);- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Warbixinta ayaa la xiriirtay...

Wasiir Beyle oo shirguddoomiyeyay kulanka todobaad laha ah ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya “SMP3”

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta guddoomiyeyay kullanka todobaad laha ah ee Barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya...

Boqolaal ku dhaawacantay mudaaharaad dalka Faransiiska ka dhacay

Isniin, 19, November, 2018, Muqdisho (SNTV):- Mudaaharaad lagaga soo horjeedo qiimaha shidaalka ee Faransiiska oo sare u kacay ayaa waxaa ka dhashay dhaawac lag...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka oo kulan la qaatay Xubno iyo mas’uuliyiin ka socday Qaar kamid ah ururada dhalinyarada ee dalka

Isniin, 19, November, 2018, Muqdisho(SNTV):- Shirkan oo ay ka qeyb galeen qaar kamid Xildhibaanada Baarlamaanka iyo ururada dhalinyarada ee ka jira dalka ayaa diiradda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...