SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO): BARNAAMIJKA MADASHA DHALINYARADA ©SNTV // 18-01-2021.

Halkaan ka Daawo Barnaamijka Madasha Dhalinyaradda SNTV. https://youtu.be/Q_o62UtnC-c

Wasaaradda qorsheynta oo dib u eegis ku sameeysay qorshe howleedka WFP-Somalia ee Jubbaland+(SAWIRRO).

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda qorsheynta Qaranka ayaa soo bandhigtay dib u eegsita qorshe howleedka 2021 ee hay'ada Cuntada Adduunka (WFP-Somalia) xafiiskeeda Dowladd gobaleedka  Jubaland. Halkan ka aqriso:- ...

Diyaarad siday gargaar kala duwan oo Maanta la gaarsiiyey degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool.

Diyaarad siday gargaar kala duwan ayaa Maanta ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool , diyaaradan ayaa kasoo kacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta...

Galmudug oo ciidamo badan gaysay deegaano dhawaan ay yimaadeen nabad-diidka Al-shabaab.

Wasiirka Amniga Galmudug , guddoomiyaha gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoos-taga degmada Hobyo ayaa...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan diirada lagu saarayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay xireen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxa uu...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...