SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulan dhalinyaradda looga wacyi galinayo Tahriibka oo Garoowe lagu qabtay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Wasaaradda waxbarashada iyo taclinta Dowlad goboleedka Puntland, ayaa Magaaladda Garoowe ku  qabatay barnaamij dhalinyarada looga wacyi galinayo halista tahriibka, waxaana barnaamijkan lagu...

Guddoomiye Thaabit “Caddaalad ayey heli doonaan muwaadiniintii ay dhibka u geysteen Gaadiidka AMISOM”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Muadne Thaabit Cabdi Maxamed oo uu wehliyo Guddoomiyaha Degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo ayaa maanta Xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha guud ee sanduuqa Horumarinta Sacuudiga

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta kula kulmay qasriga cas ee magaalada Jiddah Agaasimaha guud ee maamulka Horumarinta sanduuqa Sacuudiga...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo soo xiray Shirkii Mideynta Canshuuraha Dalka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Magaaladda Garoowe ee Xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa   waxaa lagu soo gaba gabeeyey shirkii looga hadlayay dhaqaalaha Dalka iyo mideynta canshuuraha guud,...

Guddoomiye Thaabit “Cadaalad ayey heli doonaan muwaadiniintii ay dhibka u geysteen Gaadiidka AMISOM” (Sawirro)

Muqdisho (SONNA)  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Degmadda Hodan Maxamed Axmed Cantoobo, ayaa maanta Xafiiskiisa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...