SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Roob Xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da,ay Magaalada Muqdisho

Roobkaan oo ahaa mid Xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka da,ay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka iyo duleedkeedaba. Roobkaan oo bilowday abaare afartii...

AKHRISO:-War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Warbaahinta Heer Federaal, Dowlad Goboleedyada iyo Bahda Warbaahinta

Muqdisho(SONNA):-Shirkan Wadatashiga ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda...

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, kuwa Dowlad goboleedyada iyo Warbaahinta Madaxa banaan oo caawa kala saxiixanaya hishiisyo dhanka Wacyi gelinta ah “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Waxaa Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Caawa ka socda Munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta oo Ujjeedkeedu uu...

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, kuwa Dowlad goboleedyada iyo Warbaahinta Madaxa banaan oo caawa kala saxiixanaya hishiisyo dhanka Wacyi gelinta ah

Waxaa Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Caawa ka socda Munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta oo Ujjeedkeedu uu yahay Kulanka...

Gudiga Gurmadka ee Putland oo soo gaaray Muqdisho”Sawirro”

Muqdisho(SONNA)-Gudiga gurmadka Qaran ee Putland ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho kuwaas oo wada lacago ay iska soo aruuriyeen shacabka iyo maamulka Putland si-ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...