SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Oo Garowe Gaaray Si Diiranna Loogu Soo Dhoweeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa Goor-dhow ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul-goboleedka Puntland. Madaxweyanaha iyo wafdigiisa ayaa...

Madaxweynaha JFS Oo Maanta Dhagax Dhigay Dugsiga Xaawo Taako

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada Xamar weyne ee Gobolka...

Bukaanno ka bogsaday qaraxii Zoppe oo dalka dib ugu soo laabtay

Shan ka mid ah dhaawacyadii bishii December loo qaaday dalka Masar aya dib loogu celiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xaaladooda caafimaad ay soo hagaagtay. Bukaanada...

Shirkii dib u heshiisiinta oo lagu soo geba gebeeyay Doolow.

Shirkani dib u heshiisiinta oo loo qabtay bulshada kunool Gobolka Gedo ayaa lagu soo geba gebeeyey degmada Doolow ee Gobolkaasi. Waxaa ka qeybgalay Masuliyintan ka...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo tababar u furay 25 macalimiin ah.

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda  Federaalka  Soomaaliya  Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa maanta Siminaar Socon doona shan malmood ugu  furay magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...