SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Howlaha Guud oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda Xarunta Tababarada Ciidanka Xoogga ee Turky-Som

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo  dib u Dhiska Xukumadda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Shaqalaha Wasaaradda Howlaha Guud ayaa iska kaashaday ka qeyb...

Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatey guddoomiyeyaashaa gobolada Puntland

Kulankan uu Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland uu la qaatey guddoomiyeyaasha Gobolada ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Hormarinta Reer Miyiga...

Wafdi uu hogaaminayo R/wasaare Khayre oo u amba baxay Mareykanka

Wafddi ballaaran oo uu hoggaaminayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka ambabaxey Magallada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda Dalka Mareykanka...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatey Wasiirka arimha dastuurka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo qaar kamid ah La-taliyayaasha Wasaaradda Arrimaha...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay,kadib markii uu ka qeybgalay shirkii Madaxda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...