Bannaanbaxyo looga soo horjeedo faragelinta Israel oo lagu wado inay ka dhacaan gobolka Hiiraan.

Date:

Qaban-qaabada isu-soo-baxyo ballaaran oo lagu taageerayo midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana looga soo horjeedo faragelinta cad ee Israaโ€™11l, ayaa si ka bilaaban doonta magaalooyin iyo deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.

Dibadbaxyadan ayaa la filayaa in ay maanta ka dhacaan qeybo badan oo gobolka ah, iyagoo ay shacabka Hiiraan ku muujinayaan dareenkooda waddaninimo iyo sida ay uga soo horjeedaan isku day kasta oo lagu wiiqayo madax-bannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.

Waxaa la rajeynayaa in ka qeybgalayaashu ay muujiyaan midnimo, nabad iyo goโ€™aan adag oo ku aaddan difaaca dhulkooda iyo diidmada faragelin kasta oo shisheeye.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale