Waa Kuma Liibaan Lugcad?

Date:

Liibaan Lugcad waa Tifaftiraha Guud ee Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), waa Weriye Soomaaliyeed oo ka howlgala warbaahinta dowladda, Liibaan ayaa caan ku ah tebinta wararka gudaha, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga, siyaasadda, iyo arrimaha ciidamada, sidoo kale

Liibaan, waa qoraa firfircoon oo warbixino iyo maqaalada kala duwan ku daabaca bogagga Website ee warbaahinta dowladda, sida Somali National Television iyo Radio Muqdisho.

Boggiisa rasmiga ah ee Facebook Page waxaa ku tixan in ka badan 110,000 oo taageerayaal ah, taas oo muujinaysa sumcadda iyo kalsoonida uu ku dhex leeyahay bulshada Soomaaliyeed, sidoo kale ku dhowaad 20,000 oo taageerayaal ah ayaa ku tixan bartiisa Facebook Profile.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...