Hogaamiyihii afgambiga Niger oo diiday inuu dib talada u celiyo iyo Nigeria oo ka jartay awooda, ECOWAS

Date:

Hogaamiyihii  afgambiga Niger ayaa shaaca ka qaaday inuusan u hogaansami doonin cadaadiska uu ku doonayo inuu dib ugu soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed Bazoum, isagoo dhaliilay cunaqabateynta ay soo rogeen hogaamiyayaasha galbeedka Afrika oo uu ku tilmaamay “sharci darro” iyo “mid bani’aadantinimo” wuxuuna ku booriyay muwaadiniinta dalkiisa inay u diyaar garoobaan difaaca qarankooda.

General Abdourahamane Tchiani, oo laga soo saaray khudbad telefishinka laga sii daayay Arbacadii, ayaa ku soo beegantay iyadoo madaxda difaaca ee Ururka Dhaqaalaha Galbeedka Afrika (ECOWAS) ay ku kulmeen dalka deriska la ah ee Nigeria si ay uga wada hadlaan dhibaatada Niger.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...