Wasaaradaha Qorshaynta iyo waxbarashada oo ka wada shaqaynaya horumarinta qorshaha waxbarasho ee dalka

Date:

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah la qaatay wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda.

Kulanka labada wasiir ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii talooyinka wasaaradda waxbarashada loogu biirin lahaa qorshaha horumarinta Qaranka (NDP),  gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinaca waxbarashada, waxaana labada mas’uul hoosta ka wada xariiqeen sidii loo mideyn lahaa dadaallada, iyadoo loo marayo hannaanka cusub ee deeqaha (Aid Architecture).

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...