wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Allaha u naxariistee Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga

Date:

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa ka tacsiyeeyey geerida wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Allaha u naxariistee Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga. Marxuumka ayaa Soomaaliya ka soo noqday Ra’iisul Wasaare ku xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Soomaaliya oo La Wareegtay Awoodda Garsoorka ee Maxkamadda Bulshada Bariga Afrika

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay kaalinteeda hoggaamineed ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi...

Gargaar biyo-dhaamin ah ayaa loo sameeyay qoysaska ay abaartu sameysay ee ku nool gobolka Hiiraan

Gargaar biyo-dhaamin ah ayaa loo sameeyay bulshada ku dhaqan...