Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Gor Gor ayaa saacadihii lasoo dhaafay Khawaarijta ka xoreeyey goobo ay uga dhuumaaleysanayeen

Date:

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Gor Gor ayaa saacadihii lasoo dhaafay Khawaarijta ka xoreeyey goobo ay uga dhuumaaleysanayeen dhulka howdka ah ee dhaca bariga gobolka Galgaduud.
Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ayaa warbaahinta qaranka u sheegay inay sii baacsanayaan firxadka Khawaarijtii isaga carartay goobahaan ay godadka ka qoteen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...