Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka degay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Date:

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  ayaa garoonka diyaradaha  Baydhabo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ay wehliyaan Goliyaasha Dowladda iyo Qeybaha kala duwan Bulshada .

 

Socdaalka Gudoomiye Shekh Aadan Madoobe ee Magaalada Baydhabo ayaa ah ka qeybgalay Shirka Dib-uheshiisinta Koonfur Galbeed oo lagu Wado Maalmaha soo socda inuu ka furmo Magaalada Baydhabo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda NIRA 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle...