Dacwad oogayaasha Peru oo eedeymo u soo jeediyay madaxwaynihii xilka laga tuuray

Date:

Dacwad oogayaasha dalka Peru ayaa ku eedeeyay madaxwaynihii garabka bidix ee xilka laga tuuray Pedro Castillo kacdoon iyo shirqool uu ku jabiyay nidaamka dastuuriga ah.

Dacwaddaan ayaa waxay ku soo beegantay saacado un ka dib markii Pedro Castillo uu isku dayay inuu kala diro Congress-ka taas oo sababtay in markii dambe xilka laga qaado.

Madaxweyne ku xigeenkiisii ​​hore, Dina Boluwarte, ayaa loo dhaariyay inay noqoto hoggaamiyaha cusub ee dalkaasi.

Dhanka kale Mexico ayaa sheegtay in haddii Mr Castillo uu magangelyo weydiisto ay siinayaan. Warbaahinta maxaliga ah ee Peru ayaa sheegtay in markii la xirayay uu ku sii jeeday safaaradda Mexico ee Lima.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...