Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo War kasoo Saaray Dib u eegista Dastuurka.

Date:

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheikha aadan Mohamed Nuur Madoobe ayaa Sheegay Inay Muhiim tahay In Ahmiyad Gaar ah Ay siiyaan Hay’adaha ay Qusayso Dib u Eegista Dastuurka Dalka sidii Loo dhamays Tiri lahaa.

“Waxaa lagama maarmaan ah in dib-u-eegista dastuurka mudnaanta koowaad aan siino. Xubnaha Guddiga Dastuurka BJFS waxaa laga codsanayaa in si degdeg ah ay u doortaan guddoonkooda, maadaama Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay min 5 tii xubnood doorteen kalfadhigii 1aad” ayuu Yiri Gudoomiyuhu.

Sidoo mole Gudoomiye Sheikh aadan Ayaa Xukuumada Faray inay Soo Dhamays tiraan xubnaha kadhiman Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka

“Xukuumadda dhankeeda waxaa la farayaa in si degdeg ah ay u soo dhameystirto xubnaha ka dhiman Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, si shaqada dib-u-eegista dastuurka ay u bilaabato.” Ayuu Hadalkiisa Kusoo Xiray…

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...