Guddoomiyaha Barlamaanka Jubbaland oo Muqdisho soo Gaaray

0
75

Habdhowraha golaha Aqalka Sare ee BFS Samsam Ibraahin Cali oo ay weliyaan qaar ka mid ah Sanatarrada Aqalka Sare ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland Mudane  Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiilada Koofurgalbeed Maxamed Nuur Macalin.

 

Masuuuliyiintan ayaa ka qayb gelaya munaasabadda furitaanka Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka JFS labadiisa Aqal.

 

Shalay Muqdisho waxaa soo gaaray Guddoomiyaha Baarlaamanka Puntland.