[SAWIRRO]Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray magaaladda Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Date:

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal iyo kuwa dowlad goboleed iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaaladda Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Socdaalka madaxweyne ku xigeenka ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo dhiiri-galin lahaa kacdoonka shacabka ee dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta gaar ahaan kuwa sugan deeganada gobolka Hiiraan.

Waxaa sido kale Degmada Maxaas Gaaray Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar iyo saraakiil ciidan oo hogaaminayo kuwaasi oo kusii jeeda deegaanada Galgaduud, waxaa degmada kusoo dhaweeyay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalolshe iyo sido kale maamulka Degmada Maxaas.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...