Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo kooxda arxanka daran ee Al-shabaab kala wareegay degaano hoostaga degmada Balcad

Date:

Kadib howlgallo ay sameeyeen Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa waxaa u suurto gashay inay la wareegaan degaano dhowr ah oo kuyaalla Bariga degmada balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ururka Arxanka Daran ee Al-Shabaab.

 

Howlgalka oo ay hoggaaminayeen Xildhibaan Cusmaan Xaadoole oo katirsan Golaha Shacabka, Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abshir Kaaraan, Guddoomiye kuxigeenka amniga degaanka daaru-salaam Maxamed Deeq Geedow iyo saraakiil kale ayaa lagula wareegay degaannada kala ah, Mukaydheere, Yaaqle, Shanlow, Kooreebe, Farbaraki & Dhagaxow, halkaas oo muddo badan ay maamulayeen Al-Shabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...