Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan ku saabsan xoojinta doorka ay Dhallinyarada ku lee yihiin ka qeyb qaadashada Nabadda iyo la dagaalanka Xagjirnimada la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS

Date:

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS Mudane Mahamed Barre Mahamuud iyo Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdi Kaafi Maxamud Makaraan,
Kulankan ayaa ujeedkiisa ahaa sidii loo xoojin lahaa doorka ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku lee yihiin ka qeyb qaadashada Nabadda iyo la dagaalanka Xagjirnimada, waxaa sidoo kale kulanka lagu bogaadiyay kacdoonka lagu cirib tiraayo Argagixisada ee ka socda gobolada Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan la xiriiray Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...