Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore ee saldhigaas

Date:

Muqdisho,17July 2022: Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore ee saldhiga.

Xilwareejintan oo ka dhacday saldhiga degmadda Burtinle ayaa xilalka kula kala wareegay taliyaha cusub ee saldhiga L/Xle Cabdicasiis Faarax Axmed iyo taliyihii hore ee saldhiga Burtinle Dhame Jaamac Salaad.

Taliyaha qaybta gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa la dardaarmay sarakiisha iyo ciidamadda saldhiga isagoona kula dardarmay inay shaqo wanaag la yimadaan.

Taliyaha qaybta Nugaal ayaa sido kale ku amaanay taliyaha xilka wareejiyay isagoona xusay in shaqo wanagsan uu qabtay taliyaha cusubna ku booriyay inuu shaqada halkaas ka sii wado.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...