Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Muqdisho-17-7-2022:Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay gudaha magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur doob oo inta badan ay dagaan madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Wariyayaasheena magaaladda ayaa soo tabinaya in qaraxa uu ahaa mid aad u xooggan, oo laga maqlay guud ahaan magaaladda Jowhar, isla markaana uu ka dhashay khasaare xooggan,

Goobaha caafimaadka iyo laamaha amniga ayaa wada gurmad loo sameynayo dadka ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...