SAWIRRO:- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo kormeeray Tababar u socda qayb ka mida shaqaalaha Wasaaraddaas.

Date:

MUQDISHO-JUUN-19-6-2022-:Tababarka oo la xariira kor u qaadista Aqoonya Shaqaalaha Wasaarada ayaa waxaa fulinaya Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Gaadiidka, waxaana uu kusoo beegmay xili baahi wayn loo qabay.

Agaasimaha Guud ee Waaaaradda Gaadiidka Md. Cali Gacal aya kula dardaarmay Shaqaalaha inay ka faa’iiidaystaan Aqoon iswaydaarsiga,

Wuxuu sheegay Agaasimuhu in aqoonta ay korarsadaan Shaqalaha ay uga Faa’iideeyaan Shaqalaaha kale ayna si huffan ugu adeegaan Shacabka Soomaaliyeed ee adeegyada usoo doonanaya Wasaaradda Gaadiidka.

Dhammad

Xafiiska Warfaafinta iyo Xariirka Dadwaynaha ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...