Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun oo lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah.

Date:

MUQDISHO-JUUN-2022:-Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah.

Qarax uu u soo waday Muqdisho ayaa Bajaajtiisa kula Qaraxday, waxa uuna ka soo Qaaday Tabeelaha Sheikh Ibraahim.

Muddo ay Nabad-Sugidda Daawaynaysay, waxaa Maxkamadayntiisa ay bilaabantay Horaantii June bishan aynu ku jirno.

“Spare parts” agabka Gawaarida iyo Qaraxyada ayuu Alshabaab u kala Gudbin jiray.

Beledweyne ayuu Alshabaab kaga Biiray 2019-kii.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...