Maamulka Gaalkacyo oo la kulmay Gudiyada kaamamka barakacyaasha ee Magaalada Gaalkacyo.

Date:

MUQDISHO-JUUN-2022:Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo ay wehliyaan agaasimaha Waaxda arimaha bulshada,Madaxa qeybta barakacyaasha Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa Maantay la kulmay Gudiyada kaamamka barakacyaasha ee Magaalada Gaalkacyo.

Kulankaan ayaa ujeedadiiso aheyd ka warqabka baahiyaha gaarka ah ee ka jira kaamamka barakacyaasha iyo wada shaqeynta maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa faray gudiyada kaamamka inay si dhow oga warqabaan dadka qaba baahiyaha gaarka ah islamaarkaana ay u soo gudbiyaan Maamulka Dowladda hoose ee degmada Galkacyo..

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...