Maamulka Degmada Dhuusa-mareeb iyo saraakiisha amniga oo xoolo laga soo dhacay dadkii lahaa maanta dib ugu celiyay.

Date:

MUQDISHO-JUUN-14-6-2022:Saraakiisha laamaha amniga gobolka  Galgaduud iyo maamulka Dhuusamareeb ayaa geel laga soo dhacay deegaano hoostaga degmada caabudwaaq ku wareejiyay qoysaskii lahaa.

 

Xoolahaan waxaa soo dhacay kooxo burcad ah oo hubeysan blse waxaa ka hortagay lamaha amniga oo kaashanaya maamulka gobolka galgaduud iyo kan Dhuusamareeb.

 

Geele la wareejiyey ayaa gaaraya ilaa sagaal dheef waxaana xabsiga la dhigay kooxihii soo dhacay geelaan.

 

Goobtaan xoolaha lagu   wareejinayey waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaasha Labada saldhig Boolis ee Magaaloyinka Cabudwaaq iyo Dhuusamareeb iyo Saraakiil katisan laaamaha amniga galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...